Maraykanka oo ciidamadiisa kala baxaya dalal ay Afrika ka joogaan (Somalia ma ku jirtaa?)

Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ayaa qorsheyneysa in ciidamada kamandosta ee Maraykanka ay kala soo baxdo dalka Niger, isla markaana ay soo xirto badi xeryaha ay deggan yihiin ciidamada argagixiso la dirirka ee qaaradda Afrika, sida laga soo xigtay wargeyska The New York Times. Saraakiil wasaaradda ka tirsan ayaa wargeyska u sheegay in xeryaha militariga … Continue reading Maraykanka oo ciidamadiisa kala baxaya dalal ay Afrika ka joogaan (Somalia ma ku jirtaa?)